Contact Us
- Home
- Contact
Waxaan si xamaasad leh u sugaynaa fikradahaaga
Nagala soo xiriir lambarada hoose ama soo booqo xarunteena.
Call us Directly
+252 614 287820
+252 614 287821
Address
Hodan District
Mogadishu - Somalia
Email Us
info@somcourse.com
Wixii suaalo ah fadlan buuxi formka hoose
Suaalaha Inta Badan Soo Noqnoqda
Halkaan ka eeg jawaabaha su’aalaha inta badan soo noqnoqda!
Somcourse maxey qabataa?
Somcourse ama Somali Courses waa madal waxbarasho oo si online iyo offline ah looga barto xirfadaha digital Skills ka, waxaana la aas aasey 2021 kadib markaan aragney baahiyaha dhalinteena ay u qabaan xirfadaha aan hadda bixinno iyo kuwa aan soo wadnab
Koorsooyinka Somcourse luuqaddee kubaxaan?
Badanaa waxaan xoogga saarnaa inaan soo gudbinno koorsooyin Afkeenna hooyo kubaxa, magacaba kagaro, Soomaali Course waxey utimid dhalinyarada Soomaaliyeed.
Sideen ugu soo biiraa ardeyda Somcourse?
Way fududdahay!, kaliya raac tilmaamaha ku xusan form ka diwaangelinta, kadibna soo buuxi oo soo dir, Hadda waxaad kamid tahay ardaydeenna!.
Shahaado mahelayaa haddii aan koorso ama diploma dhameeyo?
Haa! Koorso walba ama diploma walba waxey leedahay Shahaado cadeyneysa in ardeyga uu ka gudbey shuruudaha laga rabey. SHAHAADOOYINKA SOMCOURSE WAA KUWA AAD MAGAALKA LOOGA YAQAAN, MEEL WALBA IYO MAR KASTA.
Still Have a Question?
Please let us know what you are looking for, and we’ll do our best to assist you