Testimonials

Somcourse

Success Stories

What Our Students Say

Hear from students who transformed their skills and careers with Somcourse. From creative masters to industry experts.
Average Rating
0
Students
0 +
Graduated
0 +

Courses badan online waan ku qaatey, lkn Somcourse madal lamid ah hore iima soo marin runtii, mid kamid ah waxyaabaha aan ku doortey ayaa ah nidaamka toosan ee waxbariddooda.

Mohamed Adan

Student

Isma laheyn adiga oo dhaqtar ah ayaad si sahlan ku baran doontaa video editing ka, laakiin riyadaas waxaa ii suuragelisey Somcourse, qalbiga idinka ogsooni.

Hiba Nuura

Student

Marka aan kusoo biirey Somcourse ayuu jahwareerka i daayey, waayo muddo 3 sano ah ayaan ku wareersanaa suuqa digital ka, haddase aniga ayaaba macalin ah oo talo dadka ka siiya.

Suldaan Ibrahim

Student

Koorsada Graphic Design ee aan Somcourse ka qaatey waxey beddeshey nolol maalmeedkeyga iyo jihada xirfaddeyda guud ahaan, thanks Somcourse

Amina Yusuf

Student

Waxaan kamid ahay ardeyda ugu horeysa ee qaadatey Diloma in Monitoring and Evaluation, run ahaantii filashadeyda iyo waxa aan la kulmey isma lahan, mahadsanidiin Somcourse.

Ilyaas Mohamud

Student

Markii aan qaatay koorsada Video Editing, waxaan dareemay isbeddel weyn oo dhanka xirfaddayda ah. Hadda waxaan si kalsooni leh u tafatiri karaa muuqaalada, waxaana sababey adinka Somcourse.

Mustaf Axmed

Student

Waxaan Somcourse ka qaatay Diploma in Graphic Design, waana mid ka mid ah koorsooyinkii iigu qiimaha badnaa. Casharradu waxay ahaayeen kuwo qoto dheer, isla markaana si fiican u diyaarsan, taas oo ii sahashay inaan kor u qaado xirfaddeyda.

Cabdiraxmaan Nuur

Student

Waxaan si gaar ah uga faa’iiday koorsada Sales Strategy ee Somcourse, waxaan bartey sida adeeg loo iibiyo, kalsooni loo dhiso iyo sida macaamiil loo qanciyo. Waa koorso faa’iido badan u leh qof kasta oo raba inuu xirfad ahaan u kobco.

Abdullaahi Adan

Student

Somcourse

Why Us?

Why Students Trust Somcourse

Halkaan ka eeg jawaabaha su’aalaha inta badan soo noqnoqda!
Real Results

Courses Designed with measurable outcomes and career milestones

Practical skills

Just the tools and techniques used by top professionals today.

Affordable learning

Premium education at a fraction of traditional university costs.

Strong community

Network with peers and mentors who share your ambition and goals.

Riyadii Rumowday!

“Ka hor Somcourse, waxaan la halgamayay sidii aan boos uga heli lahaa dunida digital-ka. Nidaamka waxbarasho ee habeysan iyo hagidda macallimiinta ayaa i horseeday kalsooni aan ku bilaabo ganacsi ii gaar ah. Lix bilood gudahood waxaan dhisay koox aan isku riyo nahay iyo macaamiil sii kordhaya.”

Saidali Ibrahim

Founder at Archieve Creative