Somcourse

Rajada Jiilka Cusub

Frequently Asked Questions

Find quick answers about our courses, pricing, and learning experience curated for the modern scholar.

Somcourse ama Somali Courses waa madal waxbarasho oo si online iyo offline ah looga barto xirfadaha digital Skills ka, waxaana la aas aasey 2021 kadib markaan aragney baahiyaha dhalinteena ay u qabaan xirfadaha aan hadda bixinno iyo kuwa aan soo wadnab

Badanaa waxaan xoogga saarnaa inaan soo gudbinno koorsooyin Afkeenna hooyo kubaxa, magacaba kagaro, Soomaali Course waxey utimid dhalinyarada Soomaaliyeed.

Way fududdahay!, kaliya raac tilmaamaha ku xusan form ka diwaangelinta, kadibna soo buuxi oo soo dir, Hadda waxaad kamid tahay ardaydeenna!.

Haa! Koorso walba ama diploma walba waxey leedahay Shahaado cadeyneysa in ardeyga uu ka gudbey shuruudaha laga rabey. SHAHAADOOYINKA SOMCOURSE WAA KUWA AAD MAGAALKA LOOGA YAQAAN, MEEL WALBA IYO MAR KASTA.

Sida ku xusan suaasha 1aad, Somcourse waxaad wax uga baran kartaa qaab online iyo offline intaba.

Casharradeenna waxey u diyaarsan yihiin hab maqal iyo muuqaal ah, micnaha waxaa laguu diyaariyey muuqaalo koo kooban, tayosare leh oo nidaamsan kuwaas oo aadan ku caajisi doonin. Cashar walbana practice ama leyli ayuu wataa oo laga rabo ardeyga inuu soo sameeyo.

Lacagta waxaad kubixin kartaa.
EVC
ZAAD
SAHAL
iyo nuucwalba oo kaar ah.

Didn't find your answer?

Our specialized support curators are available around the clock to help you with any specific queries.

error: