Ka faaideyso qiima dhimis dhan 30% dhamaan koorsooyinkeena. Find out more!

Maxaa Xiga Dugsiga Sare?

Maxaa Xiga Dugsiga Sare?

– Fursad Dahabi ah oo loogu Talo Galay Ardayda Qalinjabisay

Markaad kasoo baxdo dugsiga sare, waxaa kuu furmaya albaabyo badan oo cusub,
balse xulashada waddada saxda ah waxay u baahan tahay talo, tusaaleyn, iyo hagid toosan.
Si ardayda Soomaaliyeed ee sanadkan qalinjabisay aysan fursadaha u dayacin, barnaamijkaan gaar ka ah ayaan usoo agaasimnay.

Ujeedka Webinar-ka:

Webinar-kan wuxuu si gaar ah diiradda u saarayaa sidii ardaygu u fahmi lahaa:
– Sida ardeygu uu u dooran karo taqasuska ku habboon.
– Nolasha jaamacadda & muhiimadda xirfadaha.

Fursado Dheeraad ah:

Intaa kaliya kuma eka! Ardayda ka qeyb gasha webinar-ka waxay fursad u helayaan:
– Deeqo waxbarasho (Scholarships)
– Koorsooyin bilaash ah 100%

Martida Gaarka ah:

Barnaamijkaan waxaa marti ku ah aqoonyahannada kala ah:
– Dr. Hussein Ahmed – Doctor of Philosophy in Arabic, Trainer in Educational Affairs
– Abdinor Ahmed – CEO & Founder of Hiddo Tech, Graphic Design Expert

Xogta Webinar-ka:

– Taariikhda: 29-ka Agoosto 2025
– Waqtiga: 8:00 PM (EAT)
– Goobta: Google Meet

……MEESHAAN HOOSE ISKA DIWAANGELI👇

Related Blog

  Register Now! Maxaa Xiga Dugsiga Sare? – Fursad Dahabi

Understanding the Bento Grid of Graphic Design In the fast-evolving

30 Website oo free mockups laga helo Haddii aad tahay